Waa Tan Goobtii Laga Tuuray Gantaaladii Lagu Duqeeyey Asmara

-

3 gantaal oo laga soo gamay dhulka Itoobiya, kuwaasi oo ku dhaftay caasimadda Eriteriya, waxa ay ka dhigantahay dagaalkii sokeeye ee Itoobiya oo isku badalaya “dagaal goboleed”.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Ismaamulka “goonis u goosadka ah” Tigreey Ee dagaalka kula jira dowladda Itoobiya ayaa horay ugu goodiyey in ay weerari doonaana “Asmara”.

Itoobiya waxaa ka dhacaayey isbadallo waaweyn, tan iyo markii uu xilka la wareegay ra’iisal wasaare Abiy Ahmed sanadkii 2018.

Sidee waxa u dhaceen

Habeenimadii sabtida, dadka Asmara ku sugan waxa ay maqleen dhawaqa qaraxyo waaweyn, waxaana wararka ay sheegayaaan in 3 gantaal lagu tuuray gudaha caasimadda.

Sidoo Kale Aqri: Maxaabiista Tigreey-ay-qabatay-ma-ku-jiraan-soomaali?

Xogta hoose ayaa tilmaamaysa in gantaalada laga tuuray gudaha Ereteriya, waxaana hadda gudaha waddankaasi laga dareemayaa guux iyo kala qeybsanaan ku aadan dagaalka Tigreey.

Ereteriya waxa ay ka go’day Itoobiya inteeda kale, dadyowga Tigreega ee Ereteriya ku nool ayaa lagu sheegaa in ay ka badan yihiin 50%.

Falanqeeyaasha ayaa duqeyntani cusub ku tilmaamay in dagaalka sookeeye ee Itoobiya uu isku sii badalaayo mid goboleed, gaar aahaan xiisaddani ayaa saameyn karta wadamada ku yaal gobolka Geeska Soomaaliya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...