Waa Tan Maalinta Ay Bilaabaneysoa Ciidul-aldxaa 2022

-

Sida uu qoraayo Kalandarka Hijriga ah ee Sacuudiga oo ay raacsanyihiin dowlado badan oo muslimiin ah, Ciidul adxaa sanadkani waxa ay bilaabaneysaa 9-ka luulyo 2022 waxa ayna socon doontaa ilaa afar maalin.


XAQIIQO NEWS- XIDDGISIKA

Dabaal degga Ciidul adxaa oo sidoo kale loo yaqaan ciid weynta ayaa sanad walbo muslimiinta u dabaal dagaan 10-ka bisha Dul-Xija oo ah bisha ugu dambeysa bilaha sanadka ee Hijriyada.

Sida ay ay tilmaamayaan xisaabaadka xiddigiska, Bisha Dul-Xija ee sanadkani 1443-H waxa ay bilatay 30-ka Juun, sidaa darteed 9-ka Luulyo ayaa noqon doonto maalinta koowaad ee Ciid weynta 2022 oo ku beegan 10-ka dul xijja 1443.

Wadamada muslimiinta ee dhaca bariga dhexe iyo bariga Afrika sida Soomaaliya,Masar, Iiraan, Sacuudiga, Turkiga iyo kuwa kale oo fara badan ayey ciidu bilaaban doontaa 9-ka luulyo halkan wadamada koonfurta Aasiya sida Bakistaan, Bangaaldeesh iyo Hindiya ay ciidda u bilaaban doonto maalinta axadda ee ku beegan 10-ka Luulyo.

Dowladaha kala duwan ayaa isticmaalo dhaqamo kala duwan oo ay ku xusaan ciidda, muslimiinta ayaana ciidda gowraca xoolo iyaga oo ku dayana Nabi Ibraahiim oo wiilkiisa u gowrici rabay ilaa dartiis.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...