Waa Tan Sababta Aadan Ogeyn ee Axmed Madoobe Kismaayo Kaga Guuray

-

Hogaamiyaha maamulka Jubbland Axmed Madoobe ayaa la soo sheegayaa in uu u guuray magaalada Dhoobley ee ka tirsan isla J/Hoose.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Falanqeeyaasha ayaa aaminsan in guurista Axmed Madoobe aysan aheyn “mid caadi ah”, waxaana arinta ay imaaneysaa maalmo un ka dib markii TV-ga Jubbland uu sheegay in Af-Madoobe uu ka dhacay waxa ay ku tilmaameen afgambi fashilmay.

Go’aanka Axmed Madoobe ee Magaalada dhoobley looga dhigaayo “god dhuumaasho” ayaanan la ogeyn sida uu wax uga tari karo dhiiga baxa siyaasaded ee uu la tacaalaayo maamulka Axmed Maooobe.

Dadka qaar ayaa aaminsan in guuritaanka Axmed Madoobe ay tahay talo ay bixiyeen saraakiil Kenyan oo Axmed Madoobe ku cadaadiyey in uu ka rarto Kimsaayo.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...