Waa Tan Sababta Dadka Habeenkii U Gaabanyihiin

-

Dadku waa weyn waxa ay dheeryihiin subaxda hore marka ay sariirta ka soo toosayaan laakiin marka la gaaro habeenkii waxaa dhumaya 1% dhirirkii.


XAQIIQO NEWS- SAYNIS

Dhacdo xiiso leh – oo dad badan aysan ogeyn- ayaa jirkeena habeen walbo ku dhacda,xoogaa dhirir yar ayaan habeenkii nagu darsama, balse markii maalinta ay sii dhammaaneyso waxaa nagu dhaca hoos u dhac.

Lafta-Dhabarta Sidoo Kale Lafta- dhirirka

Sida Xaqiiqonews ay ka soo xiganeysa webseetka knowledgestew, sirta ka dambeysa dhirirka habeenkii waxaa ka mas’uul ah laf dhabarta gaar ahaan qeybta loo yaqaan buu’da hoose ( nucleus pulposus), waa qeybta qaabilsan “shook nuugista” , markii jirkeena uu la kulmo waxqabadyada kal duwan sida “Socodka, fadhiga qalooca, orodla” iwm qeybtani waa ay isku soo aruureysaa si ay isku soo cusbooneysiiso.

Sidoo Kale Aqri..3 Qalad Oo Ay Ragga Galaan Marka Ay U Galmoonayaan Xaasaskooda!

Marka la joogo habeenkii, xilligaasi oo uusan jirin wax shook ah oo ay la kulmeysa, qeybtan laf dhabarka ka tirsan waa ay is balaarisaa, weyna fideysaa.

Arintani Maxaadan Waligaa Isku Weydiinin?

Inkastoo nolol maalmeedkeena iska yahay “dheerow, gaabow”, dhanka kale waxaa nagu dhaca “is jaritaan”, ma is weydiisay sababta awoowahaa uu mar walbo u sii gaabanaayo markasta oo ay da’a u kororto.

Sababtu waa biyaha ku jira “bu’dan” ayaa is dhima mar walbo oo qofka da’diisu ay kororto.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...