Waa Tan Sheekada Soomaali Taliye Ciidan Ah Oo La Nool Xanuunka HIV!

-

Bashiir Cismaan Cawad Waa Taliyaha Saldhigga Galbeed ee Garoowe, Bashiir waxaa uu ka mid yahay dadka la nool Cudurka Difaaca jirka dila ee HIV- AIDS.


Xaqiiqonews-Caafimaad/Muuqaalo

Muuqaal soconaya 25 Daqiiqo ayuu bashiir dad ugu soo gudbiyey “Fariin dardaaran ah”, isagoo sheegay in dalabka uu xaggiisa ka yimid si loo duubo muuqaalka.

Bashiir ayaa ugu horeyn iska warbxiyey, waxa uuna yiri “Anugu waxa aan ku dhashay Af-madow, baadiyaha buurdhuubo ayaan ku barbaaray, 1997 wixii ka dambeeyeyna Garowe ayaan joogay”.

Bashiir oo hadda ah Taliyaha Saldhiga galbeed ee Garowe ayaa ka sheekeeyey qaabkii uu xanuunka ku qaaday, isaga oo ku bilaabay “Xanuunka waxa uu igu dhacay 2016” “bishii sideedaad ayaan gabar guurssaday” ayuu sii raaciyey Bashiir Cawad oo si kalsooni ka muuqata u sharxaya wixii ku dhacay.

“Xanuunka waxa aan isku ogaaday bishii 12 isla sanadkaasi gudahiisa” ayuu yiri Bishiir Cismaan Cawad.

Sheekada Bashiir oo ah mid xanuun iyo xiisaba xambaarsan ayaa waxa aad kaga bogan kartaa Muuqaalka Hoose.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...