Waa Tan Xogta Aadan Ogeyn Ee “Nukliyeerka Turkiya”

-

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayid Erdogan ayaa ku tilmaamay wax aan la aqbali karin in dowladaha qaarkood ay doonayaan in Turkiga laga hor istaago in uu sameysto Nukliyeer.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Erdogan oo qudbad ka hor aqrinayey xubnaha Xisbiga Horumarka iyo Cadaaladda ayaa yiri “qaar ka mid dowladaha aduunka waxa ay heystaan madaxyo Nukliyeer ah mana ahan hal iyo labo, annagan waxa ay noo diidanyihiin in aan yeelano, anigu ma lihi dulqaad warkaasi lagu aqbalo”

Erdogan ayaa intaasi ku daray “ma jirto dowlad horumarsan oo aan heysan Nukliyeer ” isagoo tilmaamay in uu madax badan kala hadlay in dalkiisa uu heysto 7500 oo madax Nukliyeer ah.

Sidoo Kale Aqri:Ogow Diyaarado Dagaal Oo Turkiga Lagu Sameeyey100%

Waxaa uu sii daba dhigay “Israa’iil waa dariskeena waxa ayna leeyihiin Nukliyeer mana jirto wax arintaasi ka hadlaya”

Inkastoo Turkiga uu horay u saxiixay heshiis lagu joojinaayey faafitaanka Nukliyeerka sanadkii 1980, balse Erdogan marna ma soo hadal qaadin qorshaha ah hadii dalkiisa uu doonayo in uu horumariyo Nukliyeer.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...