Waa Tuma Gabadha Sheekadeeda Madaxaa uu la Wareeray Dhaqaatiir badan? #Qiso Cajiib ah

-

Dhaqaatiirta ayaa ku fashilmay in ay hagaajiyaan xaaladda gabar yar oo naas nuug ah oo u dhalatay wadanka Ruushka laguna magacaabo Anya Metolkina.
arinta madaxa ka wareerisay dhaqaatiirta ayaa ah in gabadhani oo 18 bilood jir ah marka ay hurdeyso waxa ay hurdadeeda qaadaneysa ama soconeysaa dhowr maalmood oo xariir ah iyadoo labada waalid ee gabadha dhalay ay ku daaleen sidii ay u toosin lahaayeen gabadhooda oo usbaac xariir ah iska hurdeyso.
gabartani ayaa arintani wax ay ku bilaabatay markii aheyd 6 bilood jir markaasi oo gabadha loola cararay Cusbitaal ka dib markii muddo todobaad ah ay si xariir ah u hurdeysay oo laga quustay in la toosiyo.
dhqaatiirta ayaa ku wareersan xaaladda gabartani yar waxa ayna leeyihiin dhaqaatiirtu xaaladdani ayaa soo wajahdo milyankii qofba hal qof oo ka mid ah dadka qaangaarka ah balse waa arin dhif ah marka loo eego caruurta naas nuugga ah.
waxaana dadka qaar ay leeyihiin gabdhani ayaa u eg akataratii jileysay sheekada huradada macaan ee caanka aheyd”beuty sleeping”.
si kastaba ha ahaatee dhaqaatiirta ayaa ka cajisay in ay wax ka qabtaan xaaladda gabdhani yar inkastoo ay ku dhaqaaqeen dhowr isku day.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...