Waa Uu Hurday.. Ka Dib Waxa Uu Is Arkay Isaga Oo Dal Kale Jooga!

-

Mid ka mid ah shaqaalaha qaabilsan boorso qaadista oo ka howlgala madaar Hindiya ku yaalla ayaa si kadis ah isku arkay isaga oo joogo Abu Dubeey, isaga oo aan xitaa dareemin safar.


XAQIIQO NEWS- LAYAABKA DUNIDA

Sheekada ayaa ku bilaabaneysaa markii ninkani Hindiyaanka uu si kadis ah ugu dhax hurday qolka shixnadaha mid ka mid ah diyaaradaha xilli uu qaabilsanaa ku xareynta boorsooyinka qolka shixnadaha ee diyaaradaha.

Si kadis ah ayuu ugu dhax hurday qolka, waxa uuna is arkay isaga oo joogo dalka Imaarataaka.

Shaqaalahan ayaa sheegay in uu si lama filaan ugu dhax gam’ay qolkii uu xamuulka geynaayey ka dibna diyaaradda ay duushay markii baaritaankii caafimaadka la marsiiyey rakaabkii diwaangeshanaa ee diyaaradda.

Waaaxda caafimaadka ee Abuu Dabeey oo baaritaano ku sameeyey ninkan ayaa sheegay in xaaladdiisa jireed ay tahay mid badqabto, waxaana markii dambe dib loogu celiyey Mombaay safar noqosho ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...