Waad Ku Hafaneysaa…Hadii Ay Kugu Candhuufaan

-

Waxaa sii kordhay falcelinta muslimiinta ee ka dhanka ah naceybkii Macron iyo Faransiisa, arintani ayuu ku soo beegmeysa xilli lagu jiro bishii uu Nabiga SCW uu dhashay.


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

Baraha bulshada waxaa si baaxad leh ubaahay haashtaagyada loogu hiilinaayo Nabi Maxamed SCW.

Dadka qaar ayaa soo guuriyey hadal uu dhowr mar ku celceliyey Faylasoofkii Faransiiska, Michel Onfray ee uu ku lahaa : “Dalalkooda ayaad duqeyneysaan, caruurtooda ayaad barakicineysaan, Nabigoodana waxa aad ku xumeyneysiin kartoonadiina, waxa aad taageereysiin cadowyadooda ku sugan “Maali iyo Afrikada dhexe” , ka dibna ma waxa aad iska dhigeysaan dad la dulmiyey oo dhibbane ah? idinka lee isku qosla ma jirto cid idin aamineysa oo aan ka aheyn doqomada!.

Qof xisaabtiisa ku qoran tahay magaca “New york” waxa uu soo qoray erayo faransiis ah isaga oo leh “Hadii qof walbo oo muslim uu candhuufo kugu tufo waad ku hafaneysaa” isaga oo kala jeeday tirada muslimiinta ka carooday naceybka Macron.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...