Waano Qaali ah “Qaabkani U Hurud Xiliga Kuleyla”.. Maya Mirwaxad

-

Marka laga reebo xilliyada daalka badan na haayo, wey adagtahay in aan si dhib yar ugu dhax hurudno xaaladaha Kuleylka daran.


Xaqiiqonews-Caafimaad/Isbar

Hadiise aan ku qasbanaano in aan ku dhax hurudno jawi kuleyl ah, waxaa dhacda in aan isticmaalno qaboojiyaal ama mirwaxdo, balse Wargeyska “the Independent” ee ingiriiksa ka soo baxo arimahaasi waa uu ka digayaa.

Mark Reddick oo ah khabiir dadka dadka kala taliyey “Hurdada’ waxa uu leeyahay “Mirwaxadda waxa ay leedahay faa’idooyin yar iyo dhibaatooyin fara badan”.

Faa’idada Mirwaxadda

Faa’idooyinka mirwaxdda waxaa ka mid ah waxa ay hoos u dhigi kartaa heerkulka qolka ilaa heer, waxaa intaasi dheer codka hoose ee mirwaxadda ayaa dadka qaar ka caawiye in helaan hurdo.

Dhibaatooyinka Mirwaxadda

mif ka mid ah waxyeelada uga weyn ee laga dhaxlo mirwaxadda waxa ay tahay “Xasaasiyadda(allergic)” , waa kan Reddick oo dadka ku leh “Mirwaxadda waxa ay soo aruurineysaa boorka taasi oo dadka qaar ku sababeysa Sanboora(Allergic rhinitis”

Sidoo kale Aqriso: Qaabkan-ayey-askarta-mareykanka-ugu-hurdaan-labo-daqiiqo-oo-kaliya!

Intaasi oo kaliya ma ahane hawada qalalan ee ay xambaarsan tahay mirwaxadda ayaa qofka ku keeneysa jirka oo qalala, dhuun qaleyl iyo indha cun cun.

Waxaa jira qaabab badan oo qofka ka caawin kara in uu ku dhax hurdo qol heerkulkiisa uu ka sareeyo 30 digrii, waxaana ka mid ah qaababkaasi, in qolka uu ahaado mugdi habeenka oo dhan, qofka oo caba biya qabow, in uu iska ilaaliyo alcahol iyo kafee iyo sidoo kale qofka in uu ku seexdo dhar furan iyo firaash jilicsan.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...