Waasiiro loo diiday in ay gudaha u gaalaan studium muqdisho iyo Farmaaj oo……

-

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay in uu soo fara geliyay is hortaag ay ciidamada AMISOM maanta wasiiro Dowlada ka tirsan iyo M/weynaha K/cagta Qaarada Afrika u diiday in ay galaan Stadium Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa amray in Wafdiga ay booqdaan Garoonka Kubadda Cagata ee Stadium Muqdisho waxaana uu Madaxweyanaha ka dalbaday Saraakiisha AMISOM in ay ogolaadaan In wafdiga ay gudaha ugalaan Garoonka.
Wafdiga Madaxweynaha Kubadda Cagta ee Qaarada Afrika iyo Wasiiradda ayaa hadda gudaha ugalay inkastoo saacado badan albaabka lagu celiyey.
iyadoo Amisom markii danbo ay fulisay dalabka madaxweynaha ee ahaa in wafdiga ay gudaha u galaan garoonka.
waxaa ciidamada Amisom ay horay ugu diidaan wasiirka Gargaarka Maryam qaasim in ay gasho garoonka diyaaradaha Aadna cadde wallow markii danbe ay cudur daar ka bixiyeen.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...