wadaad Kirishtan Mareekan ah oo ku dhawaaqay dhismaha kaniisad cusub magaalada Riyadh Saudi, isagoo yiri: “waxaan la midoobeynaa Islamka!”

La Wadaag Asxaabtaada

wadaad mareekan Christian ah kana shaqeeya qeybta la talinta waaxda ciidanka cirka ee sacuudiga “Air Force Saudi,”ayaa sheegay in isaga iyo kuwo kale ay abuureen kaniisaddii ugu horreysay ee dadka Masiixiyiinta ah ee caasimada Riyadh.
waxaa uuna sheegayaa wadaaadkan in ay doonayaan in mideeyaan diimaha dhulka jaziiradda carbata.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada