Wadan Dadkiisu ay Soomi doonaan 24-ka saac maalin iyo habeen#Aqriso magaca+qaabka ay u af-furi doonaan

-

Muslimiinta qaar ayaa maanta sooman halka kuwa kale ay soomi doonaan maalinta sabtida ah laakiin waqtiyada soonka ama saacadaha uu qofka soomi doono ayaa ka duwan wadanba wadanka kale.
Kala duwanaashiyaha saacadaha soonka ayaa ku xiran kala duwanaashaha xagga juquraafiyadeed ee wadadamada aduunka tusaale wadamada dhaca cirifka waqooyi ee aduunka ayaa waxa ay qorraxda soo jeedi doontaa 24-saac taasi oo ka dhigan in qofka muslimka ah uu soomi doono 24 saac sida sharciga ah.
Wadanka FInland oo ka mid ah wadamada yurub ayaa qorraxda waxa ay ka maqnaani doontaa 55 daqiiqo oo kaliya iyadoo 23-saac iyo 5-ta daqiiqo ee kale aya maalin ahaan doonto.
Muslimiinta ku nool dowladaha loo yaqaano Iskamdaniifiyanka ayaa soomi doono celcelis ahaan 19.48 saac halka muslimiinta ku nool ISlanad ay iyaga soomi doonaan saacdo dheer oo lagu qiyaasay 21 saac balse wadaadada muslimiinta qaar ayaa aminsan in dadka noocaaai ah ay ku af-furayaan waqtiga dalka ugu dhaw ee muslim ah waxaana intooda badan ay qaatan waqtiga wadamada Aasiya ee deriska la ah Yurub.
soomaaliya waxaa la filayaa in qorraxdu ay dhici doonto 5-ta galabnimo iyo 45 daqiiqo taasi oo ah in dadka sooomaaliya ay soomi doonaan 12 saac iyo 45 daqiiqo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...