Wadna Xanuun..Sidee Loola Dhaqmaa Markaa Kaligaa Tahay

-

kaliya hadii aan ku fakirno in wadna xanuun na haayo waxa ay na dareen siineysaa cabsi, maxaa yeelay waxaan ognahay in wadno xanuunka intiisa badan uu ku soo dhammaado dhimasho.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAAD

Habka aad ula taacaamuleyso wadnka xanuunka waxa uu door weyn ka qaadan karaa badbaadinta noolol.

Laakiin inteena badan waxaa nagu beeran walwal, sababtoo ah uma sii diyaari garoobin qaabka aan ula tacaamuleyno wadna xanuunka dagdaga ah.

Halkan hoose waxa aan idinku soo gudbineynaa talooyin caafimaad oo hadii la dabaqo ay kordheyso fursadaha noolasha qofka inta uu ka helaayo adeeg caafimaad.

  • Hadii ay jiraan dawooyin aad qaadato oo laguugu soo qoray xanuunka wadnaha waxaa lagula talinayaa in qaadato dawooyinkaasi inta aad ka gaareyso goobta adeegga caafimaadka.
  • Hadii ay tahay markii kugu horeysay ee aad dareento wadno xanuun waxaa laguula talinayaa in aad si dagdag ah u isticmaasha kaniinig Aspirin, sii fiican u ruug, sababtoo ah Aspirin-ka waxa uu ka hortagaa in dhiigga xirmo.
  • Talooyinka kale ee muhiimka ah waxaa ka mid ah in qofka uusan ka dhaqaaqin goobtiisa si looga fogaado jug horleh oo soo gaarto xubinta muruqa wadnaha ee iyaduba daalan.
  • Waxaa lagula talinayaa in aad xoog u riixdo goobta ku aadan wadnaha si muruqa loogu caawiyo in uu bambeeyo dhiigga, hadii arintaaasi ay noqoto mid uusan iskiis u sameysan karin qofka bukaanka waxaa haboon in qofka kale sidaas u sameeyo.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...