Wafdigii ugu horeyey oo ka socda hishabelle oo gaaray kismayo

-

iyada oo lagu wado in maalinta axada oo furmo shirka maamul goboleedyada dalka uu dhawaan gogoshiisa iclaamiyey madaxweynaha dowlad goboleedka jubaland mudane axmad mmaxamad islaam axmad madoobe ayaa waxaa maanta gaaray magaalada kismaayo wafdigii ugu horeyey oo ka socda dowlad goboleedka hirshabelle ee dhawaan madaxweynaha u dooratay mudane maxamad cabdi waare wafdigan ayaa isugu jira siyaasiyiin caan ah iyo masuuliyiin heer sare ah oo qaarkood qeyb weyn ku lahaayeen olalihii dhismaha maamul goboleedyada sida jubaland,koofurgalbeed iyo hirshabelle shirka ayaana lagu wadaa in uu furmo maalinta axada ee fooda ina soo haysa

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...