Warar hoose oo soo gaarayshabakadda xaqiiqonews.com ayaa waxaa ay sheegayaan in inta badan Xubnaha Golaha wasiirada Cusub ay diyaarsanyihiin kuwaas oo badi ah rag horey ula soo shaqeeyey Madaxweyne Farmaajo.
Ra’isul wasaaraha ayaa wada la tashiyadii u dambeeyey ee soo dhisida xukuumada cusub waxaana warar ay sheegayaan in la qorsheeyey in habeenimada Arbacada ah si rasmi ah loogu dhawaaqo Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Dowlada Federaalka.
Ra’isul wasaare kheyre ayaa maanta aadaya Magaalada Baydhabo isagoo halkaas kulamo kula soo qaadan doona odayaasha iyo waxgardka isla galabtana la filayo in uu dib ugu soo laabto Magaalada Muqdisho.
Waqtiga golaha wasiirada lagu dhawaaqayo oo la ogaaday#aqriso faafaahin
-