WARARKAWAR CUSUB: Gudoomiye Degmo oo u dhintay Dhaawac Ka...

WAR CUSUB: Gudoomiye Degmo oo u dhintay Dhaawac Ka soo gaaray Qaraxii Muqdisho Ee shalay#aqriso magaca

-

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya masuul kale oo katirsan dowladda Soomaaliya kaas oo ku dhintay qaraxii ka dhacay Baar Italia ee Wadada Maka Almukarama magaaladda Muqdisho.
C/Raxmaan Abtoow oo ahaa gudoomiyihii dowladda Soomaaliya ugu magacownaa degmada Kuntuwaareey ee gobolka Sh/Hoose ayaa lasoo sheegayaa inuu ku dhintay weerarkaas.
Marxuumka ayaa isagoo dhaawac ah loola cararay isbitaalka Madiina ee magaaladda Muqdisho halkaas oo uu ku dhintay sida ay maamulka gobolka Sh/Hoose shaaciyeen.
xarakada ALShabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaas oo geystay qasaro dhimasho oo gaaraya ilaa 7 hala dhaawacana uu intaas ka badan yahay.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka tacsiyeeyay dhibaatada ka dhacday maqaayadaas oo ay ku shaaheynayeen dad ubadan saraakiil dowladeed inkastoo dad shacb ahna ay fadhiyeen goobta.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...