WAR CUSUB: M.farmaajo oo safar muhiim ah kaga baaqday sabab dad badan ay ku taageereen

-

Madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa casuumaad rasmi ah ka helay  ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya si uu ubooqdo magaalada Adis Ababa.
Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in casuumaadaas madaxweyne Farmaajo loogu soo dhiibay saraakiil Itoobiyaan ah iyo safiirka Muqdisho ujooga Itoobiya kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho.
Laakiin madaxweyne Farmaajo ayaa usheegay wafdiga Itoobiya in haatan aysan suura gal u aheyn inuu booqdo Itoobiya maadaama dalka uu ku jiro xaalad deg deg ah oo dhanka amaanka iyo abaaraha ah.
Ilo lagu kalsoon yahay oo dowlada katirsan ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Farmaajo uu haatan qorsheynayo in RW Kheyre uu udiro dalka Itoobiya halkii uu isaga ka aadi lahaa.
Dowlada Itoobiya ayaa dooneysa iney wadahadal la yeelato dowlada cusub ee Soomaaliya si loo soo celiyo hanaankii wada shaqeynta labada wadan.
Si kastaba, Farmaajo ayaa ka cabsanaya inuu waayo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo aad uga hor yimid in Itoobiya ay sii fara geliso arimaha Soomaaliya.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...