WAR CUSUB:Sheikh sudeysi oo Donald Trump U Duceeyey(Aqriso Muxuu ugu duceeyey)

La Wadaag Asxaabtaada

imaamka xarameynka Imam Cabdiraxamaan Sudeysi ayaa sheegay in Mareekanka iyo Sacuudiga ay yihiin hogaamiyaal dunida u horseedaya in ay gaarto nabadgalyo iyo amaan sida uu hadalka u dhigay.

sudeysi ayaa intaasi ku daray isagoo wareysi siinaayey Telefishinka al-ikhbaariyah “in donald Trump iyo Sudeysi ay doonayaan in dunida ay ku noolaato nolol iyo barwaaqo isagoo ilaah ugu baryey in uu wadadooda u fudueeyo.”

Hadalka Sudeysi ayaa imaanaya Xilli uu ku ka qeybgalaayo shirka ururka shirweynaha islaamka ugu soconaya magaalada NewYork ee dalka mareekanka iyagoo dad badana ay is weydiinayaan sababta shirka islaamka loogu qabtay wadan aan muslim aheyn .

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada