War dag dag ah: Maamulka Hirshabeelle oo ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono dowladda Federaalka

-

Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble ayaa looga hadlay xiisada siyaasadeed ee xilligan u dhaxeysa maamulkooda iyo dowladda Federaalka.

War saxaafadeed ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay fara gelin ku heyso Maamulka Hirshabeelle, isla markaana aanay aqbali doonin.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ka fiirsanayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka.

Tallaabooyinka is daba jooga ee ka soo baxaya Maamulka Hirshabeelle ayaa u muuqda kuwo seef la boodnimo ah, isla markaana maamulka uu qaadayo dhabihii maamulka Puntland oo looga bartay, marka wax yar oo tabasho ka keenaan dowladda Federaalka ay durbaba ku dhawaaqi jireen inay xiriirka u jareen.

Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...