War DagDag ha: DFS oo qaladkii ugu weynaa ebed ka galeysa shacabka Muqdisho

-

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaladkii ugu weynaa ebed waxa ay ka galaysaa shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho,  kadib markii ay sheegtay dowladda in ciidan gaar ah ay sugi doonaan ammaanka magaalada.

Ciidamada hadda lasoo wado ayaa ah kuwii NISA ee horey ugu fashilmay sugista amniga Muqdisho, bilooyin  badanna xiray waddooyinka magaalada balse aan wax isbedal ah keenin.

Ciidankaan ayaa dhammaantood ah kuwo aan magaalada wax ka qaban, hadana ay adag tahay iney wax qabtaan, markii dambena bilaabay in dhallinyarada dambi aysan lahayn u saariyaan si qarash uga qaataan, waxaana hoggaan u ah dhallinayaro aan qabiir amni haysan.

Ciidankan amniga sugaya kuma jiraan raggii hore ee yaqaanay la macaamilka shacabka, feejignaanta argagaxisada, hannanka sugista amniga waddooyinka iyo guud ahaan caasimadda.

Dowladda Xasan Sheekh ayaa ciidankaan keentay waddooyinka Muqdisho, balse iyaga oo meel walbo jooga, baaraya gaadiidka ayeey hadana qaraxyada ka dhacayeen meelaha ugu muhiimsan ee Muqdisho.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...