Goordhoow waxaa galbeedka magaalada b/weyneka bilaawday is rasaaseeyn u dhaxeeysa ciidamada doowlada iyo maleeshiyaad sheeganaya inaay yihiin doowlad goboleed ka dhisan galbeedka magalada is rasaaseeyntaas ilaa hada lama sheegi karo khasaarada ka dhalatay waloow aay inoo suura gelin inaan qadka taleefanka ku haleelno maamulka dagmada
Lasoco wixii soo kordha
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!