WAR DEG DEG AH: aqriso qaabkii uu u dhacay dilka jacfar kuukaay oo xalay la dilay

-

nin lagu magacaabo jacfar Kuukaay oo lagu sheegay in uu ahaa Amiirkii xarakada Al-Shabaab ee Xaafada Suuqa xoolaha Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa xalay la dilay.

Xogta Jacfar wax badan lagama yaqaan balse saraakiil ka tirsan Df ayaa sheegay in u ahaa jacfar kuukaay nin ay Al-Shabaab dhawaan u soo Magacaaday Xaafada suuqa Xoolaha ka dib markii la bedalay Amiirkii Hore isagoona degay Nawaaxiga Maxkamadii Shabaab ee Suuqa xoolaha Xiligii Ay maamuli jireen Xamar.

ka dib dagaal culus oo ka dhacay xaafadda suuqa xoolaha ee degmada heliwaa ayaa warbaahinta ku hadasha afka dowladda waxa ay tabisay in dagaalka uu ahaa howlgal lagu soo qabanaayey jacfar kuukaay balse jacfar uu amr diido sameeyey halkaan uu ku dagaalamay taas oo keentay in uu dagaalka ku dhinta jacfar.
dhanka kale ma jiro wax war ah oo ka soo baxay alshabab oo ku aadan arintan .
degmada heliwaa gaar ahaan suuqa xoolaha ayaa caan ku ah in habeenkii ay iskaga soo baxaan ciidmada dowladda iyadoo halkaasi aya ka taliyaan habeenkii xarakada alshabab.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...