WAR DEG DEG AH: Kooxo Hubeysan oo goor dhow Muqdisho ku dilay..

La Wadaag Asxaabtaada

Wararka inaga soo gaaraya Xaafada Xaawo Taako Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow halkaas uu ka dhacay Fal dil ah.

Dilka ayaa waxaa geestay Koox ku hubeysan Bistoolado kuwaas oo dilay Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka gaar ahaan Ciidamada Asluubta.

Ciidamo ka tirsan Dowlada ayaa markii uu dilka dhacay kadib soo gaaray goobta ay wax ka dhaceen waxaana ay sameyeen Howlgal baaritaano ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada