WAR DEG DEG AH: RW Kheyre oo dhowaan soo saaray go’aan adag

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyere ayaa waxaa uu goor dhow soo saaray go’aan adag oo deg deg ah.

Go’aanka uu soo saaray R/wasaare kheyre ayaa ah Mid ku saabsan Shaqsiyaadka iyo Masuuliyiinta lagu helo in ay Musuq maasuqeen Gurmadka abaaraha in ay si dhaqso ah u ciqaabayaan.

R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Maxkamadda si deg deg ah lagu saari doono islamarkaana Qofkii Musuq lagu helo la marsiin doono sharci adag.

Masuuliyiin dhowr ah oo ka tirsan Maamul Goboleedyada Dalka ayaa horey loogu eedeeyay in ay Musuq Maasuqeen Lacago,iyo Raashiin gargaar oo loogu tala galay dadka ay abaartu saameysay kuwaas oo ku sugan Gobolada Dalka.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...