War deg deg ah: sawir dil ka dhacay kaaraan iyo kooxda DAACISH oo mas,uuliyadda sheegtay”

Waxaa degmada kaaraan lagu dilay Muxyidiin cadaani oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka soomaaliya.
inta badan dilalka ka dhaca muqdisho ee lagu beegsado saraakiisha dowladda waxaa mas,uuliyadiisa sheegan jiray xarakada shabab.
Balse war ay baahisay wakaaladda wararka ee Al acmaaq ayaa dagaalyahanada dowladda islaamiga” DS “waxa ay sheegteen mas,uuliyadda dilka

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA