War Hadda ah: Dayax Madoobaad laga dareemaay Inta badan Soomaaliya Gaar a ahaan Magaa….

-

Warar hadda ku soo dhacay xafiiska warqabadka xaqiiqonews ayaa sheegaya in Dayax madobaad laga dereemay qeybo ka mid ah soomaaliya.

Daqiiqada yar ka hor waxaa laga dareemay magaalada muqdisho iyo goobaha ku hareereysan Bil madobaad waxaana hadda masaajidda qaar laga bilaabay salaada Dayax madoobaadka.

Goobaha dayax madoobaadka laga dareemaya ma ahan muqdisho oo kaliya waxaa kale oo wararka ay sheegeyaan in arintani laga dareemaayo magaalooyin badan oo soomaaliya ku yaala.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...