Afduub Noociisa oo Kale Kii Ugu Horreeyey Oo ka dhacay Duleedka Xamar

-

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Garas-baaleey ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay maanta deegaankaas ka afduubteen qof haweeneey.

Haweeneeyda la afduubtaya ayaa la sheegay in dhawaan ay ka timid Dalka Dibadiisa waxaana lagu magacaabaa Luul Axmed Cali.

Haweeneeydan aya sida aan wararka ku heleeyno waxaaay Seddex maalin ka hor ay ka timid magaalada Abu Dubai ee dalka isku taga Imaaraadka Carabta .

Kooxda wax afduubtay ayaa isugu jiray Qof haween ah iyo Afar rag h oo ku wda hubeysnaa Bastoolado , waxaana la sheegayaa in gabadhaas ay si xoog ah ku kaxeysteen .

Lama oga ilaa iyo hadda halka ay la aadeen Afduubayaasha Haweeneeydan ay xooga ku ka xeeysteen.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...