Warbaahinta Yahuudda Oo Magaca “Nabi Maxamed SCW” Si Cajiib ah Uga Hadashay

La Wadaag Asxaabtaada

Website laga leeyahay Israa’iil ayaa sheegay in magaca ugu badan ee loo bixiyo caruurta dhalaneysa gudaha Isra’iil uu yahay magaca “Muxameed”.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Website-kani oo laga leeyahay Israa’iil kuna baxa afka-Carabiga ayaa sheegay in hal milyan iyo bar oo muslimiin ay ku noolyihiin gudaha Israa’iil isagoo sheegay in 18% Dadka Israa’iil ay yihiin Muslimiin.

Sidoo Kale Aqriso: warbixin-sawir ah -yahuudda-oo-ku-tawabareysa-caruurta-yar-yar-hubka-aaway-save-the-children?!

Tiro koobyada ayaa sheegaya in dumarka muslimiinta ee ku nool Israa’iil ay ka dhalmo badan yihiin kuwa yahuudda, iyadoo celcelis ahaan gabdhaha muslimiinta ay dhalaan 3.3 jeer halkii naagba, halka dumarka yahuudda ay dhalaan 3.1 jeer halkii naagba.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada