WARBIXIN :Farmaajo Muxuu Ka doonay degmada Afgooye oo uu Booqasho maanta ku joogo

-

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta aadey degmada AFgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, waliba waxa uu degmadaasi ku tagay lug.
Afgooye soo dhoweyn ayaa loogu sameeyay, isaga oo hadda kulan la leh saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmadaasi, wuxuuna kala hadlayaa arrimo badan.
waxaa jira warar hoose oo ku saabsan sababta rasmiga ah ee madaxweyne Farmaajo u aaday halkaasi, iyadoo xogta ay sheegeyso in ay ugu weyn tahay arrinta ku aadan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.
Ciidamo badan ayaa halkaasi ku diyaarsan kuwaasi oo la doonayo iney la dagaallamaan Al-shabaab, wuxuuna madaxweynaha kala hadlayaa ciidamada xoogga dalka weeraradan la qaadi doono.
Sidoo kale Farmaajo ayaa doonaya in Afgooye noqoto meel ay ka caagan tahay Al-shabaab, maadaama maalmihii ugu dambeeyay ay dagaalyahanada xarakada Al-shabaab xoojiyeen weerarada ka dhanka ah ciidanka dowladda ee Afgooye jooga.
madaxweynaha ayaa wada qorsheyaal badan oo wax looga qabanayo ammaanka guud ee degmada Afgooye, sidoo kalena waxaa socda qorshe guud oo Al-shababa lagula dagaallamayo.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...