Warbixin Sawir: Ardayda Kenya ee Uurka Qaadaya Oo Sii Badanaya

Xilli ardayda kenya ay ku jiraan fasaxii Karoona ka dhashay, dhanka kale waxaa la soo sheegaya in taasi ay ka dhalatay arday uureysaneyso oo kor u kacday. sawir qaade ka tirsan Reuters ayaana booqday Kibera oo ku dhaw Nayroobi.


XAQIIQO NEWS- WARARKA

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA