Warbixin:Dowladda farmaajo 70 maaalin ka dib maxaa u qabsoomay maxaana is badalay

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
8-dii bishii febaraayo ee sanadkan waxaa magaaladda Muqdisho ka dhacday doorasho si lama filaan ah uu ugu soo baxay Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya.
Guud ahaan Soomaaliya ayaa laga soo dhaweeyay doorashada Farmaajo isagoo kadibna magacaabay Ra’isul wasaarre soo dhisay xukumad tiro ahaan badan.
Hadaba 70 maalin kadib maxaa uqabsoomay Isbadalka cusub ee Soomaaliya ka curtay
Inkastoo dowladda cusub ay soo dhaweysay dilal iyo qaraxyo ay ku dhamadeen dad shacab ah, masuuliyiin iyo saraakiil ciidan hadana dad badan ayaa aamisan in 70 maalin kadib dalka uu galay marxalad ka duwan tii hore.
xarakada AlShabaab ayaa awood uyeeshay iney laba jibaaraan weraradii ay geysan jireen, Dowlada ayaa dadaal ugu jirta iney wanaajiso xariirka caalamka gaar ahaan wadamada carabta halka wadamada dariska ah uu shaki wali ku jiro xariirkooda.
Si kastaba, 70 maalin kadib dowlada ayaan lagu arag wax is badal muuqdo waxa ayna ku guul dareysteen arimo badan oo ay ugu horeyso joojinta dhiiga daadanaya gaar ahaan Muqdisho
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...