Ka dib Khilaafka Xoogan ee ka dhashay heshiiska Dp world, ayaa waxa ay dowladda Imaaraatka Iyo Wadamada Carbeed Qaar bilaabeen Dagaal ka dhan ah Soomaaliya, Iyagoo soo sawiray sawiro Dad soomaaliya oo dhibaateysan, waxa ayna soomaaliya ku tilmaameen “guriga Baahida”
Dhankooda Soomaalida ayaa ka falceliyey Arinkan, Halka hoose Ka aqi Qaar ka mid ah jawaabtii Soomaalida.