Wariyaashii ugu badnaa Al-Shabaab oo lagu dilay hal goob iyo Idaacada Al-Andalus oo la duqeeyay

-

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Cir iyo dhul ah oo maanta lagu qaaday Degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanada Daanyeereey iyo Mubaarak oo Degmadaas hoos taga.

Wararka waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Weeraray Awdheegle ay burburiyeen Idaacada Al-Shabaab ee Al-Andalus oo ku taalay Degmada Awdheegle taas oo ay ku dhaceen Dhowr gantaal.

Shabaabkii ka shaqeynayay Idaacada Afka Al-Shabaab ku hadashay ee la burburiyay ayaa la tilmaamay in dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen duqeynta lala bartilmaameedsaday.

Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa sida gaarka u tababaran iyo Ciidamo Mareykan ah ayaa weerar ku qaaday Maanta Degmada Awdheegle oo ay ku xoogan yihiin Al-Shabaab inkastoo labada dhinac uu khasaaro ka soo gaaray weerarkaas.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...