Wariye caan ah oo boggiisa facebook ku soo qoray”Hadiiba hawiye waxan aqbalayaan Maxaa loola diriray jaalle siyaad” sii aqri….

-

Wariyan oo lagu magcaabo maxamuud carab ayaa soo qoaray hadal muarn badan ka dhax dhaliyey dadkii aqristay waxaa uuna carab canaan dusha oga tuuray beesha hawiye.
qoraalka carab ayaa u qornaa sida soo socota iyada oo aan waxba laga badalin
“jaale hawiye waa inad soo meyd garaacdo oo aad ii weydiiso hadeeyba waxani aqbalayaan maxaa siyaad loola diriray ? maxa 27 yrs dagaal u socdey ? maxuu dalkeena shisheye u imaday ? maxay argagaxiso u dhasheen ileen xiligii siyaad waxa aad maanta aqbasheen ka fcn baan haysanay maxay geesiyadeeni dhiigooda beylaha u noqdeen hadiba waxan la aqbalayo bal fiiri jagooyinka la siyey abgaal waxa la yiri wiilashiina xabada ku rida oo amniga loo dhibay midna warka aan ku dhiibno sheegsheeg habar gidirna waxa la yiri arimaha dibada wax gudaha ah buul ka ahaw yaab!!
darood wasaaradihi dhan buu qaatay
arimaha gudaha oo looga goleeyahay in maamulgoboleedyada hawiye lagu curyamiyo gargaarkana lagu dhaco
wasiirka dastuurkana waa ninkii diyaariyey dastuurkan qurunka ah ee dadkiisa ugu faaideyey leelkase waye
iskaashigana waa warsangali isna wa wasarada iskashigii caalamka tii qeeraadka badana wa ku darsadeen tii gadiidkana wa ku darsadeen hawiye ma sidaana u danbeysey war haka bilaabaan in muqdisho mamulgoboleed saxa laga dhiso dadkuna codeyn u dareeraan oo la iska saro waxan qarmuunka ah war hal gacan ma sacbiso waa in dadkani ay diyaar u noqdaan somalinimo lkn somalimada deeganadena uunka jirto ma fahmin iyo dowladan xamar uun fadhido maa la keeno dhaqalada dakadaha kale”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...