Wariye Caan Ah Oo Is Daldashay..Sababtan Darteed!

-

29 jir, war tabiye ka aheyd Telifishin Hindiya ku yaala, ayaa nolasheeda ku soo gabagabeysay “Daldalaad” ka dib markii jaceylkeeda uu diiday in uu guursado.


Xaqiiqonews-Wararka

Haweeneydani oo lagu magacaabi jiray Chandana ayaa iska duubtay muuqaal inta aysan sun cabin ka hor, iyada oo saaxibkeeda ku eedeysay in uu nolasheeda dhameeyey.

Muuqaalka dhaxdiisa ayey ku tiri “Waxaad ii sheegtay in dhimashadeydu ay tahay farxadaada”, iyadoo ula jeeday saaaxibkeed.

Diriska iyo waalidkeeda ayaa ku baxay goobta, waxa ayna ula carareen Isbitaal , hase ahaate ma badbaadin.

Gabadha dhimatay ayaa shan sano jaceyl la jileysay nin lagu magacaabo Dinesh, guur ayeyna ku balameen, balse beryihi dambe Dinesh ayaa xiriir ka gaabsaday.

Booliska Hindiya ayaa la sheegay in a fureen fal dacwadeed dambi daldalaad ah oo ka dhan ah Dinesh iyo qaraabada gabarta dhimatay.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...