Wariye ka tirsan aljeera oo dhintay”aqri fariin qoraal ah oo uu u soo diray aljeera inta uusan dhiman”

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Waxaa dalka Gambia ku dhintay wariyihii shabakaddav aljazeera ka dib markii uu haleelay xanuun wadnaha ah oo deg deg ah.

wariyaha dhintay oo la oran jiray Axmed Amin ayaa ahaa 49 jir aljazeera kaga soo warama jiray NUwakshodh caasimadda Maroco.

waxaa uuna Axmed Amin hadda ku joogay Gambia howlo shaqo .

Wariyaha dhintay ayaa daqiiqado ka hor inta uusan dhiman waxaa uu soo diray aljeera fariin isagoo sheegaya in uu jiro xanuun deg deg ah oo wadnaha kaga soo boooday balse hadda aysan jirin sabab walwal keeni karto
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
fba009bf-1850-4730-9e33-d0c379a3f6dc
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada