[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Wariyahan ayaa soo bandhigay shaxda hoose oo ku sharaxaayo qaabka islaamka iyo muslimiinta maanta diiinta u fuliyaan waxa uuna tusaale ahaan u soo qaatay sacuudiga iyo dowladda marooko sida oo kale waxaa uu soo qaaadanay gabadha diinta heysata iyo waliba muslimka caadiga ah waxa uuna qeybta hoose soo qaadanayaa dowladda islaamka daacish.
Halkan hooseka daawo barnaamijka muuqaalka oo afka carabiga ku baxaayo
https://www.youtube.com/watch?v=DY9IKPVRNaA
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]