Wariyhii ugu doqonsanaa soomaaliya goormaa la xiray+aqri sababta loo xiray oo qosol badneyd

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Wariyaasha soomaalida ayaa intooda badan ah kuwa aan aqoon durugsan u laheyn saxaafadda wax ayna inta badan u shaqeeyaan qaab qabiil oo kale.
hadaba shabakadda xaqiionews wax ay la wadaageysaa aqristayaasheeda mid ka mid ah wariyaashii muqdisho xiliggii dowladdii shariif oo la xiray xiligaasi wax cajiib ah ma aheyn in wariye la xiro balse arinta qosolka leh ayaa aheyd in sababta wariyaha loo xiray ay aheyd mid cajiib ah.
xiliggaasi saxaafadda aad ayaa loo hagi jiray oo wax ay ahaayeen kuwa sidii la rabo laga yeeshto balse wariye kasta caqligiisa ayuu ku baxsan jiray.
waxaa dhici jirtay in inta uusan soo galin warka idaacadda la soo waco wariyaha warka ku qoran loona sheego in uu warka ku soo daro dhacdo hebel oo dhacday iyo in loo sheego in halkaasi lagu dilay dad noocaasi ah islmaarkaana waa uu ku qasbanaa in wariyaha uu sidaasi yeelo.
wariye maxamuud carab aqoondarradiisa uu la wadaago bahda saxaafadda intooda badan waxaa u sii dheereed doqonimo siif ah waxaase doqonimadiisa ay soo shaac baxday markii wariyaha dowladii ay u xirtay war uu tabiyey darteed.
dowladda ayaa ku eedeysay in wariye carab uu ka sii sheegay idaacadda qarrax ka dhici rabay tarabuunka, markii la weeydiiyeyna sababta waxa uu ku dooday in loo soo sheegay oo rag ay soo waceen kuna yiraahdeen idaacadda ka sheeg qarrax ayaa dhici rabo! cajiib.
malaha maalintaasi carab waxaa uu qaatay wariyhii ugu doqonsanaa ee abid afkiisa lagu xero inkastoo ay jiraan wariyaal aan iyaga ka caqli badneen carab balse soomaalida wax ay ku maahmaahdaa”doqonimadaada af-gaabni aya lagu gaashadaa”



DHAWAAN KALA SOCO XAQIIQONEWS BARNAAMIJ LAGU KALA HUFAAYO WARIYAASHA
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...