Warqad Sir ah Oo uu qoray Hogaamiyaha Daacish Oo laga helay Isbitaal#aqriso maxaa ku qoran

-

Shabakadda Rudaw ee ku hadasha afka kurdiga ayaa baahisay warqado fariin ah oo uu qoray amiirka dowladda islaamiga Abuubkar al-baqdaadi warqadahaasi oo laga helay isbitaal militeri oo ay leeyihiin dagaalyahanada dowladda sida ay shabakadda ku dooday.
warqadaha ayaa waxaa ku qornaa fariin ka socotay amiirka dowladda kuna socotay shaqaalaha kooxdu ay ugu yeeraan Diiwaanada iyo waaliyaasha gobolada.
waxaa uu ku leeyahay amiirka fariintiisa

الأخوة الأكارم في اللجنة المفوضة ومن ولوا أمر الإشراف عليهم من أمراء الدواوين وولاة المناطق، اعلموا يرحمكم الله، أنا قد استرعيناكم على حمل أمانة عظيمة ومسؤولية جسيمة من إقامة للدين وصون ورعاية المسلمين وأنتم بذلك نواب الخليفة، كل حسب موضعه الذي كلف به وأوكل إليه.
“walaalaha sharafta ah ee ku jira madaxada sare iyo waaliyaasha gobolada ogaada allaha idiin naxriistee waxa aad qaateen amaano culus annaga waxaa idinka dhignay madax waxa aadna qaateen mas,uuliyad culus oo weyn oo ku saabsan sidii loo toosin lahaa diinta looana hagaajin lahaa dadka musllimiinta waxaana filayaa in aad sidaasi tihiin adinkoo ka wakiil ah khaliifka qofka kastana uu ka soo baxayo booskii loo wakiishay”
Qeybta danbe ee fariinta waxaa uu hogaamiyaha ugu digay dadka isaga raacsan in ay sameeyaan ad-adeeg iyo xagjirnino ay dadka shacaka ah kula dhaqmaan isagoo yiri

“فإياكم والظلم فإنه شر العاقبة وأقيموا العدل والقسط بين الناس ولا ألفين أحدكم يحكم رعيته ويسوسهم بعنف
”waxaan idinka digayaa gardarro maxaa yeelay waxaa aad u xun ciribteeda dadka cadaalad u sameeya qofna dadka uu maamulo yuusan xumeyn “
Si kastaba ha ahaate fariintani ayaa ku soo beegmeysa xilli dagaalyahanada dowladda ayaa luminayaan dhul badan oo ciraaq iyo siiriya ah iyadoo warbaahinta dunidana ay aad u hadalheyso xagjirnimada iyo khalafsanaanta xubnaha dowladda ay kula dhaqmaan shacaka ay maamuulaan balse fariintani ayaa u muuqato mid guud ahaanba ka duwan dhaqamadii ay ku soo can baxeen xoggaga dowladda islaamka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...