Warqad sir ah: Sirdoonka mareekanka oo warqad uu qoray kaga hadlay doorashooyinkii somaaliya ee fishilmay 1969

La Wadaag Asxaabtaada

Warqaddan ayaa waxaa qoray nin ka tirsanaa sirdoonka mareekanka waxaa uuna u qoray madaxweynahii mareekanka RICHARD NIXON Octobar 21 1969.
warqaddan ayaa waxaa uu ku qoray ninkan lagu magacaabo”HENRy KISSINGER” Sida mareekanka ay u arkaan dilkii sharmarke iyo waxa ay filan karaan dilka ka dib
“Waxaa la dilay sharmarke mana heleyno wax faafaahin oo badan balse waxaa laga yaabaa in dilka ka dib uu dhaco dagaal ku saleysan qabiil” ayuu qoray HENRY
“Waxaa la sugayaa i golaha barlamaanka ay doortaan madaxweyne muddo 30 maalmood gudohood balse waana wax lagu farxo in musharaxiinta ugu cad cad ay yihiin kuwa reer galbeedka u hogaansan”
halka hoose ka aqri warqadda

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada