Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka hortgay Virus Cusub+Amaan Loo Jeediyey

-

Wasaaradda Caafimaadka Df-ka ayaa kasoo horjeesatay Buug maamulka gobolka Banaadir uu soo saaray oo laga rabo in ay qaataan dadka aadaya dalka dibadiisa.Waxaana buuggaasi qaar ka mid ah Bulshadda Soomaaliyeed ay ku tilmaameen Caqabad bulshadda lacago looga sameynaayo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

“Buugga Caafimaadka” waxaa uu noqon lahaa qorsho cusub oo maamulka Yariisow uu lacag kaga aruursado dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Benadir. Balse wasaaradda Caafimaadka ayaa goor hore qorshahaasi is hortaagtay

Hase ahaatee dhankiisa Yariisow ayaa eedeeyey daadalada Wasaaradda Caafimaadka isagoo sheegay in qorshaha caafimaadka Gobolka uu yahay mid isaga hoos imaanaya.

Sidoo kale Aqriso: Hooyo-canugaada-ha-u-diidin-in-uu-kabo-laaan-socdotalo-caafimaad

Cabdiraxmaan Yariisow ayaa Facebook ku soo qoray “Waa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS ay ka maseyrto Maamulka G/Banaadir oo ay si xaasidnimo u dhaqanto. Weligeedba Caafimaadka Aasaasiga iyo Buuga Caafimaadka waa mas’uuliyada G/Banaadir iyo dhammaan dhaqan gelinta howlaha Caafimaadka, halka Wasaaradu ay mas’uul ka tahay Siyaasada heer Qaran ee Caafimaadka Dhammaan gobolada

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...