Crixmaan Daahir wasiirka waxbarashada soomaaliya ayaa shaaciyey xilliga la qabanaayo imtixaanaadka shahaadiga form four sanad dugsiyeedka 2016-2017.
waaxaa uuna wasiir cabdiraxmaan sheekay in imitixaanka si rasmi ah uu u bilaami doono maalinta sabtida soo socoto taariikhdu tahay 20-may-2017.
sanadkani ayaa waxaa imixtiaanka ka qeybgalaya arday dhan 23,000 (labaatan iyo sadex kun) oo arday, waxaana uu intaasi ku daray in lagu qabandoono ilaa iyo 80 (sideetan) xarumood oo ka tirsan 10 (toban) gobol oo Soomaaliya ah.
Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa seegay in ay ka qaybglidoonaan ardayda maamulgoboleedyada, Galmudug, Hirshabeele, Koonfur galbeed, Jubaland, iyo Gobolka Banadir.Wasiirka ayaa ardayda u rajeeyey guul iyo mustaqbal wanaagsan.
dhanka kale waxaa soo baxaya cabsi xooggan oo soo foodsaareysa waalidinta oo ku aadan amaanka caruurtooda iyadoo afhayeen u hadlay xarakada alshabab uu horay ugu goodiyey in ay is hor taagi doonaan imtixaanaadka.
waxaa soo if baxaya warar la isla dhaxmaraayo oo ku saabsan dil maanta galabtii ka dhacay suuqa bakaaraha loona geystay lab arday oo acoun-ka wasaaradda waxbarashada lacag ku shabaayey xarunta dahabshiil ee bakaaraha. ardayadaasi oo ahaa wiil iyo gabar ayaa waxa ay shubaayeen lacagaha Roll-numarada imixtaanaadka dowladda oo dhawaan bilaami doono.
wixii ku soo kordha arimahan kala soco xaqiiqonews
Wasaaradda Waxbarashada oo ku dhawaaqaday xilliga imixaanaadka form four iyo Labo arday oo loo dilay sababo la……
-