Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Xilliga Imtixaanaadka Shaadiga

La Wadaag Asxaabtaada

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga Imtixaanaadka Shaadiga iyadoo sidoo kale ka hadashay arimo kale oo muhiim ah.

Xaqiiqonews-

Dowladda ayaa shaacisay  in imtixaanka sannadkan uu dhici doono 11 ilaa 16-ka bisha May ee soo socota.

Sidoo kale Dowladda ayaa faafaahin ka bixsay tirada ardayada u  fadhisan doonta imtixaanka waxaana ay ku sheegeen ilaa 45 kun oo ardey, dhammaan gobollada dalka.

 ardeyda sannadkan ka baxeysa dugsiga sare waxay korodhay boqolkiiba 20-tan taasna waxaa ugu wacan nabadda’ayuu yiri wasiir Goodax oo la hadlay warbaahinta

Maxaa Cusub Sanadkan?

dhanka kale Dowladda ayaa sanadkan soo kordhisay qorsho cusub oo ardayda qasab loogu dhigaayo in iska xaadiriyaanka hoolalka imtixanaadka.

Dowladda ayaa ka codsatay jaamacadaha dalka in aysan aqbalin arday aanan ka qeyb galin imitxanaadka dowladdda.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada