Wasiir Isra,il ka tirsan Oo Amaanay Sheikh Caan ah oo sacuudiyaan(Aqriso magaca iyo Sababta)

-

Wasiirka isgaarsiinta Dowladda Yahuuda Ayub Qara ayaa soo dhigay boggiisa Tuwitter-ka qoraal isagu jiray Bogaadin iyo Casumaad uu u fidiyey Muftiga sacuudiga Cabdi Caziiz Ala Sheikh maalintii isniinta aheyd ee la soo dhaafay.

Wasiirka Isra,il ayaa amaan kala dul dhacay Muftiga sacuudiga Cabdi caziiz ala-sheikh ka dib markii uu sheikha soo saaray fatwooyin ka dhan ah dagaalada lagula jiro yahuuda ee ka socdo dhulka falastiiniyiinta sidoo kale muftiga ayaa soo saaray fatwo uu ku tilmaamay xarakada Xamaaz in ay yihiin Argigixiso waxaana intaasi sii dheer in muftiga uu daleeceyey dibad baxyada falastiiniyiinta ay ka hordhigaan masjidka Al-aqsaa isagoo ku tilmaamay micno darro.

Wasiika ayaa soo qoray ereyadan
“Waxaan barakeynayaa”bogaadinayaa” muftiga sacuudiga ahna madaxa hey,adda culimada sacuudiga cabdi Caziiz Aala Sheikh fatwada uu ka soo saaray dilalka lagula beegsado yahuuda iyo sidoo kale hadalka ah in uu xamaas ku tilmaamay Argigixso waxaan ugu baaqayaa muftiga in uu soo booqdo Isra,il”.

Amiirka guud ee sacuudiga Salmaan ibnu maxamed ayaa hadda ka hore ku faanay in uu tagay macbad yahuudi ah isagoo rajeeyey in tagistiisaasi aysan noqon tii ugu danbeysay dhanka kalase waxaa la xasuustaa markii si hoose warbaahinada qaarkood ay baahiyeen In Amiir Salmaan uu booqday Isra,il bishii September ee la soo dhaafay.

Wararka U Dambeeyey

Xuutiyiinta Oo Soomaaliya Ku Eedeeyey In Ay Ku Xadgudubtay Madaxbanaanida Yemen

Sarkaal Xuutiyiinta u qaabilsan shidaalka iyo macdanta ayaa shir jaraa'id oo uu qabtay ku sheegey in Soomaaliya ay gacanta...

Dalkii Ugu Horeeyey Oo Yurub Ah Oo Cunista Xashiishka Ogolaaday!

Maalta ayaa noqotay dalkii ugu horeeyey oo Yurub ah oo caadi ka dhiga isticmaalka iyo beerista xashiishka. XAQIIQO NEWS- WARARKA...

Kenya Oo Laga Helay Fayruska Cusub Ee Omikroon

Omikron oo ah nooc cusub oo ka tirsn "Karoona" ayaa bishii hore lagu arkay dalka Koonfur Afrika, waxaana...

Ma Guulleysan Karaa Qorshaha “Plan C” Ee Farmaajo Haddii Muddo Kordhinta Laga Diido?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Iyada oo wax lagu dhisaayo maraxalidihii kala duwanaa ee uu soo maray khilaafka doorashada...

Xogta..Soomaaliya Oo Heshay Dufcadii Koowaad Ee Darooniska TB2

Warar hoose ayaa sheegaya in Soomaaliya ay ku biirtay liiska dalalka doonaya in helaan diyaaraha darooniska ee Tukriga Sameeya. XAQIIQO...

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...