Wasiir Ka Tirsan DF-ka Oo Sidan Uga Hadlay Guusha Daalibaan

-

Wasiiru dowladaha waxbarashada DF-ka Soomaaliya Cabdiraxmaan Jaabir ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee Df-ka ka tirsan oo kaamirada horteeda kaga hadla isbadalka ka dhacay Afghanistaan.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Jaabir ayaa sheegay hadiiba cashar laga baranaayo waxa ka dhacay Afghanistaan in ay mudantahay in la ogaado in joogitaan ajanabi aan marnaba la isku haleyn karin.

Sidoo Kale Aqri: Casharada Laga Baran Karo Daalibaan 2001 ilaa 2021

Wasiiru dowladaha ayaa ka codsay aqooyahanka Soomaaliyeed in ay baaritaano ku sameeyaan wixii ku dhacay Afghanistaan, isaga oo yiri “waa arin tusaale loogu soo qaadan karo dalkeena in ay ku imaan karto”.

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahin Badan

Wasiiro Dowladaha Wasaarada waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamed Jaabir” Soomaaliya waxay u egtahay Afghanistan hadii Ciidanka shisheeye ay Baxaan”

Wasiiro Dowladaha Wasaarada waxbarashada Cabdiraxmaan Maxamed Jaabir” Soomaaliya waxay u egtahay Afghanistan hadii Ciidanka shisheeye ay Baxaan”

Posted by Universal Somali TV on Tuesday, 17 August 2021

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...