Wasiir Lala Beegsaday Qaraxii Labaad ee ka dhacay muqdisho saakay #aqriso magaca

-

Warar dheeraada ayaa ka soo baxay qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay muqdisho labadan qarax ee mataanaha ah ayaa lala beegsaday mid ka mid ah hoteelka weheliye halka kan kalane lagu dhuftay gaari uu saarnaa wasiir ka mid ah wasiiradii waqtigooda dhamaaday.
Warar soo gaaray xafiiska warqabadka xaqiiqonews ayaa sheegaya in qaraxa wasiirka lala beegsaday u ahaa Wasiir maxamed cumar ceymoooy inkastoo wasiir uusan saarneen xiliga qaraxa dhacaayey.
ilaa hadda waxaaa la xaqiijiyey ilaa 6 qof oo ku dhintay qaraxyada dhanka kale waxaa isbitaalada la geeyey ilaa dhawaacyadav 11 qof sida xaqiiqonews ay u sheegeen dad ka shaqeeya gurmadka oo aan la xariirnay

WIXII SOO KORDHA KALA SOCO XAQIIQONEWS
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...