WASIIRADA DULMI JADIID: qoys wasiir noqday,gudoomiye degmo o wasiir noqday#aqriso warbixin

-

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo loo magacaabay Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga kana soo jeedda beelaha shanaad ayaa sidoo kale seygeeda Xildhibaan Saalim Ibroow oo ka soo jeeda digil iyo mrifle waxaa isagana laga dhigay Wasiirka Korontada iyo Biyaha. waana hadal heynta ugu badan ee la isla dhexmaraayo (Ogow sidoo kale labadaba waa Xildhibaano)
Gudoomiye degmo oo Wasiir Helay
Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed oo ahaa gudoomiyaha Magaalada/Degmada Baydhabo, sidoo kalana soo noqday Gudoomiyaha gobolka Bay ayaa loo magacaabay wasiirka Gaashaandhiga.
January: Gudoomiye degmo
Maarso: Wasiirka Gaashaanshiga

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...