Wasiirka A. dibadda Mareekanka” Manhajka Sacuudiga Dib U sixid Ayaan Ku sameyneynaa”

-

Wasiirka arimaha diabadda mareekanka ayaa sheegay in uu gagabo maraayo Maktab lagu aruurin dooono dhamaan kutubada diimaha si loo adkeeyo waxa uu ugu yeeray walaaleynta Diimaha.

Maktabkani ayaa laga furay dalka sacuudiga gaar ahaana Riyadh oo caasimadda sacuudiga waxaana sida wasiirka sheegay maktabkani howshiisa ay noqoneysaa in uu Dib U saxid ku sameeyo Manaahijta Waxbarashada dalkaasi iyadoo Laga saarayo manhajka wax kasta oo keeni karo faqooq Diimeed.

hadaba Hadalka ka soo yeeray wasiirka ayaa Carro badan ka dhax dhaliyey Baraha Bulshada iyadoo dadka qaarkiis ay la yaabeen Qaabka Aqalka Cad uu ugu lugyeeshay arimaha manaahijta sacuudiga.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...