Wasiirka Warfaafinta soomaaliya oo lagu eedeeyey in uu alshabab war u faafiyey#aqriso eedeyn culus+caddeyn

La Wadaag Asxaabtaada

War uu soo dhiggay boggiisa Facebook ayaa wasiirka warafaafinta soomaaliya waxaa uu kaga hadlay qarraxii ka dhacay shalay muqdisho.
wasiirka ayaa boggiisa soo dhigay hadal uu ku leeyahay” maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala ka sooo horjeedka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha ayaa waxaa ka dhacay qarrax weyn”/
Balse qoraalka wasiirka ayaa dhaliyey buuq ka dib markii nin lagu magacaabo cali ayre uu isna boggiisa facebooka uu soo dhigay hadal raddin ah isagoo yiri”Yaab !!! wasiirkii warfaafinta ayaaba qorraya qarrax weyn walbo qarrax un muu iska dhaho soo fariintii alshabab oo wasiirka warfaafinta martay noqon meyso”

Cali yare ayaa ka mid ah gacanyaraasha madaxweyne farmaajo waxaa uuna ka mid ah raggi ka qeyb qaatay olalahii farmaajo.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada